𝟎𝟗 𝐉𝐮𝐥𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟔
Culuumta Baananka iyo Maaliyadda (𝐒𝐋𝐈𝐁𝐅) waxaa si rasmi ah uga qabsoomay xaruntiisa Hargeysa imtixaannada shahaadooyinka xirfadeed ee ay bixiso Hay’adda Caalamiga ah ee 𝐂𝐈𝐁𝐀𝐅𝐈, kuwaas oo kala ah:
𝟏.𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐢𝐧 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐦𝐢𝐜 𝐅𝐢𝐧𝐚𝐧𝐜𝐞 (𝐏𝐌𝐈𝐅)
𝟐.𝐂𝐞𝐫𝐭𝐢𝐟𝐢𝐞𝐝 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐦𝐢𝐜 𝐁𝐚𝐧𝐤𝐞𝐫 (𝐂𝐈𝐁)
Machadka (𝐒𝐋𝐈𝐁𝐅) Waa Xarunta Rasmiga ah ee Imtixaannada (𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐢𝐚𝐥 𝐄𝐱𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐫𝐞) ee Hay’adda 𝐂𝐈𝐁𝐀𝐅𝐈 ay ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland.
Machadku wuxuu u diyaariyay xirfadlayaasha, shaqaalaha hay’adaha maaliyadda, iyo ardayda fursad ay ku helayaan shahaadooyin caalami ah oo si weyn looga aqoonsan yahay caalamka.